* Ny i Sverige på Facebook

Kontakt

Cookies

NyiSverige.info

 

Startsidan / Välj språk

Radio- och tv-avgift

Khidmadda raadyowga iyo telefishanku

 

Svenska

Alla som har tv-mottagare ska enligt
svensk lag betala radio- och tv-avgift till Radiotjänst.
Tack vare radio- och tv-avgiften kan Sveriges Television, Sveriges Radio och Sveriges Utbildningsradio göra
program som inte påverkas av företag eller politiker.
Det kallas public service, radio och tv i allmänhetens
tjänst, och ger dig allt från nyheter och dokumentärer
till underhållning och utbildning.

Som tv-mottagare räknas utrustning som är
avsedd för att ta emot tv-sändningar. Exempel på
tv-mottagare är tv, video, dator med tv-kort,
inspelningsbar dvd och digitalbox. Hyr du bostad där
det finns tv-mottagare är det du som ska betala radio-
och tv-avgiften. Avgiften ingår inte i abonnemanget
för kabel-, satellit- eller digital-tv. Det spelar heller
ingen roll vilka kanaler du tittar på eller om du hyr,
äger eller lånar tv:n, alla som har tv-mottagare
ska vara med och betala till public service.

Har du tv-mottagare anmäler du det enklast
genom att sms:a NY följt av ditt personnummer
till 720 80 eller på www.radiotjanst.se. Du kan också
ringa till vår kundtjänst 0771-91 00 04 eller skriva
till Radiotjänst i Kiruna AB, 981 80 Kiruna.

Tack för att du betalar din radio- och tv-avgift!

Somaliska - Soomaali

Sharciga Iswiidhan waxa uu dhigayaa in dhamaan
dadka heysta qalabka soo qabta telefishanka ay bixiyaan
khidmadda raadyowga iyo telefishanka ee la siiyo
Radiotjänst. Mahadi ha ka gaadhee khidmadda raadyowga
iyo telefishanku waxay suurto galisaa in Tiifiiga Iswiidhan,
Raadyowga Iswiidhan iyo Raadyowga Waxbarashada
ee Iswiidhan ay sameeyaan barnaamijyo aaney raad
ku yeelan karayn shirkaddaha ama siyaasiyiintu.
Tan waxaa lagu sheegaa adeega dadweynaha, raadyowga
iyo telefishanka u adeega bulshada isla markaana ku
siinaya dhamaan wararka iyo dokumantaaryada
maaweelada iyo waxbarashada.

Qalabka soo qabta telefishanka waxaa loo arkaa kuwa
loogu talo galay inay soo qabtaan baahinta telefishanka.
Tusaalayaasha soo qabte telefishan waa telefishan,
fiidyow, kambiyuutar leh kaadh telefishan, dvd wax
lagu daawan karo iyo qalabka dhijitaalka ee telefishanka.
Haddii aad kireysato guri leh qalabka telefishanka soo
qabta waa adiga qofka bixinaya khidmadda raadyowga
iyo telefishanka. Khidmaddani ma ku jirto khidmadda
telefishanka keebalka, satalaytka ama dhijitaalka ah.
Wax macno ah ma sameyneyso kanaalada aad daawato
ama aad kireysato amaba haddii adigu aad leedahay
ama soo amaahatay telefishanka, dhamaan dadka
heysta qalabka soo qabta telefishanka waa inay ka
mid ahaadaan oo bixiyaan adeega dadweynaha.

Haddii aad heysato qalabka soo qabta telefishanka
sida ugu fudud ee aad u diiwaan gelin kartaa waa inaad
fariin moobil oo aad ku qortay NY kunna xigsiisay
personnummer-kaaga aad u dirto 720 80 ama bogga
www.radiotjanst.se. Waxa kale oo aad telafoon u diri
kartaa adeegayaga macaamiisha 0771-91 00 04 ama
warqad ayaad u diri kartaa Radiotjänst i Kiruna AB,
981 80 Kiruna.

Waad ku mahadsantahay
inaad bixiso khidmaddaada telefishanka!

 

 

 

Vill du anställa någon som bor utanför EU? Läs mer här om arbetstillstånd i Sverige